Xisbiga Sahan oo ka digay Mudo kororsi abuuri kara Khalalaase Siyaasadeed iyo mid amni

Xisbiga Sahan uu Gudoomiye ka yahay Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka digay in Doorashada waqtigii loo qorsheeyay dib uga dhacdo mudo kororsina loo sameeyo Madaxda talada dalka hada heysa. War Saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Sahan ayaa lagu dalbaday in dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah waliba ku dhacdo waqtigii … Continue reading Xisbiga Sahan oo ka digay Mudo kororsi abuuri kara Khalalaase Siyaasadeed iyo mid amni